|
|
| articles |
Hambalyo Meher: Muxiyadiin C/kariin Cali (Madoobe) iyo Farduus Axmed Muxumed oo meherkoodu 22-02-2012 ka dhacay Hotel Emperial ee Magaalada Hargeis
Aabo C/kariin Cali Buux, Hooyo Caasha Axmed Sugaal, Adeero Axmed Cali Buux, Adeero Abiib Cali Buux, Adeero Carab Cali Buux, Adeero Aadan Cali Buux, Eedo Hibo Cali Buux, Abtiyo Xasan Axmed Sugaal, Rashiid Axmed Sugaal
Wednesday, February 22, 2012
|
|
|
|
Fariin kusocota shacabka reer somaliland
Waxaan dhamaan hakan ka salaamayaa shacabka reer somaliland waxaana urajaynayaa khayr iyo horomar iyo citifaah degdega insha alaah
Wednesday, February 22, 2012
|
|
|
|
HAMBALYO BULSHADA REER SOMALILAND
ASC WAXAN SALAMAYA DHAMAN BAHDA SHEBEKADA CAYNABA MAGACAGU WAA FAADUMO MAXAMUUD ROOBLE WAXAN JOGA WADAN KA FRANCE
Wednesday, February 22, 2012
|
|
|
|
HAMBALYO MEHER
A/S/C salaanta islaamka kadib waxaan aad uslaamaynaa shaqaalaha caynabanews.com salaan kadib waxaan hambalyo kal iyo laabta kasoo go,day udiraynaa anagoo ah dadkan hooskuqoran lamaanaha kala ah mudane.
Isman cali xandule iyo
marwo Farah Faarax Carab.
Wednesday, February 22, 2012
|
|
|
|
GABAY BOQOL BUUL
Ba’da gabay cabddoow waayadani, maan balaysimine Ma binaynin maansooyinkaan , baarcadayn jiraye Bismilaahi caawaan idhoo, aan babinayaaye
Tuesday, February 21, 2012
|
|
|
|
QABYAALADII HORUMARKAY GAADHAY ILA EEGA
ASC DHAMAAN DADWAYNAHA REER SOMALILAND EE KU KALA DHAQAN DAAFAHA ADUUNYADA REE AAD U KALA DHEER
BACDA SALAAN ILAHAYBA MAHAD LEH , WAXAD
Tuesday, February 21, 2012
|
|
|
|
HAMBALYO MEHER WACAN
Dhamaan dadkan hoos ku qoran oo kala ah
Hooyo Caasha Cabdilahi Samataar
Aabo C/Salaan Jaamac
Asxbaata oo kala ah
Tuesday, February 21, 2012
|
|
|
|
Ogeysiis ku socda jaalliyada Bristol
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan jaalliyad reer somaliland ee degan bristol ee ka qayb gelaysa banaanbaxa taageerada ah ee magaalada london la ogeysiinayaa in
Tuesday, February 21, 2012
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|