Finland(CNN)Waxa lagu wargelinaya bulshada ku xidhan shabakada calamiga ah ee caynaba news in la idiin furay barnaamijka salamaha ee ciidal fidriga awgeed
oo aad ka soo dhiiban kartaan aalada skype oo cinwaankuna yahay ( caynabanews.com ) hadaba ha mogaanina oo ha ka maqnanina salamaha iyo farxada aad u marinaysan radio caynaba ehelkiina qaraabadiina iyo asxaabtiina haduu ale idmo habeen danbe ciida .
Skype
Cinwaanka aad soo wacaysaan ee aad skype ku soo galaysaan isagoo Live ah una dhiiban karto codkaaga cida aad ka salamayso ama aad u tahniyadeynayso waana
( caynabanews.com )