Tuesday September 11, 2012 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Kadib markii lasoo gabagabeeyay doorashadii madaxweynaha soomaliya laguna doortay madaxweyne Xasan Sheekh

ayaa la filayaa inuu todobaadka soo socda ku dhawaaqo magaacabista raiisalwasaarihiisa , iyadoo wararku shegyaan inuu jagadaa qaban doono siyaasi kasoo jeeda PUNTLAND oo magaciisa yahayProf C/risaaq CismaanJURIILE .

Haddaba waxaa dhacaday in heshiisyo la galay intaan doorashadu dhicin ay ku jirtay inuu siyaasi reer puntland ahi noqdo jagadaas hadaaba qoddobadan ayaa la sheegay in madaxweynahu u xushay professor Juriile.

1-nin khibrad leh dawladnimo iyo waayo arragnimo

2- nin dhexdhexaadin kara beelaha harti ee khilaafka ka dhex taagan yahay gaar ahaaan dhulbahante iyo maxmuud saleebaan

3-nin sii wadi kara wada haddaladda Somaliland iyo xukuumadda cusub

4-nin muqdisho iyo siyaasadaheeda gudaha u dhuun daloola oo wax badan koonfur ka yaqaan

Haddaba waxaa lasugaaba waa waqtigaa la magaacabayo raiisalwasaaraha cusub

Cali xaamud

Afeef: Caynaba News Marnaba Kama Masuul Aha Aragtida Shacabka, Qoraaga Ayaa Xumaanteeda Iyo Wanaageedaba Leh.
 
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Security Code :  
 
 
 
English News
English News
President Hassan in London ahead of the G8 Summit.
15/06/2013
Somaliland’s Presidency Minister Hirsi Ali Creates a Blog to Communicate with the people
15/06/2013
Prime Minister moves to take charge of Somalia’s airspace
13/06/2013
President Hassan hails accession to the Cotonou Agreement as an opportunity for the recovery of Somalia
10/06/2013
Somaliland Army Chief Shaqale leaves for Ethiopia
07/06/2013
There is something special about being Somalilanders; we ought to fight for what we believe in!
07/06/2013
Silatech, ARC, Dahabshiil Join to Support Somali Youth Enterprise
06/06/2013
Somali Federal Government clarifies its position on territorial waters
06/06/2013
Prime Minister welcomes “vote of confidence in the new Somalia” as UN launches new mission in Mogadishu
03/06/2013
Prime Minister calls on South Africa to protect vulnerable Somali community
03/06/2013
Republic of Somaliland seeks stronger ties with Kenya
03/06/2013
Somalia stands shoulder to shoulder with Kenya in the fight against terrorism, Prime Minister says, expressing gratitude for Kenyan role in Somalia
26/05/2013
BREAKING NEWS We will Defend Somaliland Ethiopian PM Hailemariam Desalegn
20/05/2013
Faisal A. Warabe Takes Suspicious Meeting With Mogadishu Administration
12/05/2013
Military deployed in Mandera
11/05/2013
Qatar intelligence chief dies of wounds in Somalia
10/05/2013