Wednesday September 12, 2012 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Waa salaamantiin warbaahinta qiimaha le: Waa kee Xisbiga ku sadexayn doona Kulmiye iyo Wadani??? Xisbiga sadexaad ma Reys, Ucid, Xaqsoor buu noqon doonaa.

Xisbiyada Udub, Ummada, Nasiye iyo Dalsan wey muuqataa in ay ka hadhi doonaan tartanka doorashada.
UdubRiyaale ayaa gacantiisa ku gowracay oo doorkan ma soo nolaan karo xisbigaasi.
UmmadaGaboose oo la mida Mohamed Cabdillahi Omaar kii halka vote ka heley xamar oo aannu u dhalan ayaa xisbigaasi u afduuban yey oo rajo ka soo jeedaa ma jirto jeeroo ay gudoomiyaha iska bedelaan oo nin Somaliland ka soo jeeda loo dhiibo. Hadii kale sidaa ina Omaar ku dhacdey ayaa Gaboose ku dhaceysa oo cidi u voteyn meyso xisbi Koonfur ka soo jeeda.
Talo soo jeedin: Tageera yaasha Ummada ha ku biiraan xisbiga Wadani oo Gaboose na dhakhtarkiisii ha ku laabto.
Nasiyemeel uu u socdo iyo sabata loo sameystey midna lama yaqaan tamar badan na mala oo xisbigaasi missan siyaasadeed ma laha.
Dalsanwaa xisbiga uugu miciinka liita oo hadaan Ismail Faqash is lahayn aad xoolo ku heshid isagu xisbi karaama le maah.
HadabaReys iyo Xaqsoor iyo Ucidsadexdaasi wey isu dhow dhow yiin oo waxa laga yaabaa in Reys soo baxo oo uu xisbaga sadexaad noqdo ee weheliya Kulmiye iyo Wadani.
Kulmiye iyo Wadanilabadan xisbi iyagu iminkey ba u muuqdaan National parties ka soo socda oo sinaba loo ga badin kari maayo oo wey uugu taageera yaal badan yiin.
Udubiyagu wey qaadaceen dorashooyinka ka dib markey arkeyn in ay qar soo jafayaan oo laga wada jiitey. Wadani ayey ku biireen oo waa war dhamaadey.
Reysisagu xaal kiisu waa isku duubni wagareed oo sinaba u hadhi maayaan oo rag aad moodo askar kiigsan baa wada.
Ucidhaduu Faizal Cali waraabe ka aamusi lahaa wuxuun buu noqon lahaa ee Faizal baa kabaha ka jaraaya dabadana jiidaaya oo ha ka yaabin in Jamaal Cali Xussien uu xisbigan soo nooleyn karo.
Xaqsoor waxa hogaamiye ka ah nin aad u sharaf badan, caqli badan oo aan cidna denbi ka gelin oo wadanka cadaalad ku maamuli lahaa ee maanta maaha maalin tiisii oo dadku uuma bisla sifaha uu rabo.
Yaxye Zakariya
Afeef: Caynaba News Marnaba Kama Masuul Aha Aragtida Shacabka, Qoraaga Ayaa Xumaanteeda Iyo Wanaageedaba Leh.
 
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Security Code :  
 
 
 
English News
English News
BREAKING NEWS We will Defend Somaliland Ethiopian PM Hailemariam Desalegn
20/05/2013
Faisal A. Warabe Takes Suspicious Meeting With Mogadishu Administration
12/05/2013
Military deployed in Mandera
11/05/2013
Qatar intelligence chief dies of wounds in Somalia
10/05/2013
Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
29/04/2013
An Inspiring, Impressive and Influential Foreign Policy
16/04/2013
This attack is nothing but a sign of desperation by the terrorists.” President Hassan said
14/04/2013
Ceremonial funeral planned after Margaret Thatcher dies, aged 87
08/04/2013
McDonald's job advert demands new employees have a degree and two years’ experience, qualifications previously required only in corporate and managerial roles
04/04/2013
Happy Sindane murder: Man who claimed he was kept as white child slave in black township in South Africa is found 'stoned to death'
02/04/2013
The current Somaliland government deserves our cooperation rather than counteraction
30/03/2013
President Hassan reiterates again, his commitment to the cause of Human Rights
28/03/2013
New migrants will not get free housing, warns David Cameron as Prime Minister stakes out ground for next election
24/03/2013
President Ahmed Siilanyo: A Nation Builder driven by Fairness, Compassion and Devotion to Duty.By |Eng. Hussein Adan Igeh |Hussein Deyr |UK|
23/03/2013
Impact 800 000 Finnish interest
22/03/2013
Somaliland Ambassador In Sweden Met Swedish Minister Responsible for Consumer and Democracy
21/03/2013