Wednesday September 12, 2012 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Aad baan idiin salaamayaa warbahinta qiimaha le: Ururka Ummada wuxuu miciinsadaa canbaarayn Xukumada ah
,been abuur xisbiyada kale ah, calaacal warbaahinta ah, iyo cabanaan joogto ah.Waa waali daahira....Subxaan
Calaacalka uruka Ummada ka baxayaa wuxuu sheegayaa in ay tartanka ka quusteen. Cabanaanta heysaururka Umadda waa mid ka timi markay ogaadeen in laga taagero badanyey oo aanay sinaba kula tartami Karin Kulmiye, Wadani, Xaqsoor iyo Reys.
Gaboose ha ku quusto Mohamed Cabdillahi Omaar oo nin reer waqooyi ah in markuu xamar vote ka doontey uu kulu goa’y oo uu xabad ama hal vote oo keliya ka heley…ileyn khajilaad looma dhinto… Gaboose na waa nin Koonfur ku dhashey oo haduu doorashada deeganka gobalada oo dhan hal qof ka soo saaro isagaa ku bura sida. Nin waliba wadan uu u dhashey buu vote ka heli karaa ee meel aannu Gaboose ku dhalan kuna korin, waxna ku baran kuna bar baarin ha ka yaabin in uu vote ka helo.uruka Ummada waxay doonaan in ururada kalena xukuumada aflagaadeeyaan sidooda, waxayna isku sheegaan in ay yihiin mucaarad dhaba…. Horta urur mucaarad ma noqon karo ilaa uu National Party noqdo ee waa la iska kiin deynayaa in maxkamad la idinku geeyo ceyda Madaxweynaha ayey ahad.Ururka Ummada ciil iyo cadho badan baa ka muuqata oo waxay arkaan in ururadi qaar kood ay leeyiin taageero yaal badan iyo dhaqaale badan oo ka yimaada taageera yaashooda sida Ururka Wadani oo qurba jooga taageer sani ay si la mida sidii uu Kulmiye ku soo baxay aad iyo aad dibada looga taageero oo cid waliba ogtey. Xisbiga Wadani ilaa hada dhaqaalaha dibada looga sameeyey wuu dhaafey 10 Million oo dollar welina wey socotaa.
Hadaba hadaanuruka Ummada aannu heysan taageerayaal sidaas oo kale uugu heelan ha ogaadaan in aan meesha waxba u ool.
UrurkaWadani kuma qasbana in uu dowlada aflagaadeeyo oo weli xisbi mucaarad ah muu gaadhin sidaa darteedxil gaara oo ka saarani ma jiro wixii dhaliila ah Xisbi mucaarad ah markuu noqdo dabcan farata wuu ku fiiqayaa. ( Ururka Ummada waxa iskaga qasan macnaha Urur iyo Xisbi )Ee hadabauruka Ummada waxaan leeyey ee ceyda dowlada mooyee aan ku fikirin wax kale in aad Tartanka iskaga hadho ayaa kuu dhibaato yar hadii kale adoo liita baad tegi.
urukaUmmadu shaxda uu ciyaarayaa waxa weeye dowlada cey si aad hadhow marka ay xisbi u gudbi kari waayaan ay dowlada denbga saaraan. sidaana Xamar baa lagaga dhaqmo.Damn not in the Northern Region!
Luula Abdi
Afeef: Caynaba News Marnaba Kama Masuul Aha Aragtida Shacabka, Qoraaga Ayaa Xumaanteeda Iyo Wanaageedaba Leh.
 
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Security Code :  
 
 
 
English News
English News
President Hassan in London ahead of the G8 Summit.
15/06/2013
Somaliland’s Presidency Minister Hirsi Ali Creates a Blog to Communicate with the people
15/06/2013
Prime Minister moves to take charge of Somalia’s airspace
13/06/2013
President Hassan hails accession to the Cotonou Agreement as an opportunity for the recovery of Somalia
10/06/2013
Somaliland Army Chief Shaqale leaves for Ethiopia
07/06/2013
There is something special about being Somalilanders; we ought to fight for what we believe in!
07/06/2013
Silatech, ARC, Dahabshiil Join to Support Somali Youth Enterprise
06/06/2013
Somali Federal Government clarifies its position on territorial waters
06/06/2013
Prime Minister welcomes “vote of confidence in the new Somalia” as UN launches new mission in Mogadishu
03/06/2013
Prime Minister calls on South Africa to protect vulnerable Somali community
03/06/2013
Republic of Somaliland seeks stronger ties with Kenya
03/06/2013
Somalia stands shoulder to shoulder with Kenya in the fight against terrorism, Prime Minister says, expressing gratitude for Kenyan role in Somalia
26/05/2013
BREAKING NEWS We will Defend Somaliland Ethiopian PM Hailemariam Desalegn
20/05/2013
Faisal A. Warabe Takes Suspicious Meeting With Mogadishu Administration
12/05/2013
Military deployed in Mandera
11/05/2013
Qatar intelligence chief dies of wounds in Somalia
10/05/2013