Thursday September 13, 2012 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Sida aan la wadda socono,waxaa maanta ka qabsoontey doorashadii Baarlamaanka ee holland,taas oo sidan u dhacday:

VVD Xisbigii midagta ee waddanka xukumayey 41 kursi
PVDA xisbiga shaqaalaha oo ajanab farabadani u codeeyeen=40 kursi
PVV XIsbiga Wilder ee Cunsuriga ah 13 kursi isagoo marka horre lahaa 24
CDA 13 Kursi markii horrena 21
SP 15 kursi markii horrena 15
D66 10 kursi markii horrena 12
Groenlinks 5 kursi markii horrena 4
Christenunie 5 kursi markii horrena 4

Xisbiyada kale ee yaryari iyagoo wax badan may helin.
Guul darada ku dhacdayGeert Wildersoo nacaybka Islaamku lafaha jebiyey
ayaa caawa aad u ooyaya,iyadoo weliba tii aakhirana sugayso,ifkiina aanba weli faanoole fari ka qodnayn
oon lays gaadhin.Dabayshii Xisbiyada midigta oo muddo waddamada reer gabeedka wadatey,ayaa hadda tuurtey
oo dhinacii bidixda isu bedeshay,ka dib markii dacaayadihii iyo sheekabaraleydii adduunka lagu waddey ay soconweyday,
ayey runti runteedii ku soo noqotey,hadday tahay maraykanka oo Xisbigii dimoqraadigu hadda haysto,
Faransiiska oo xisbigii bidixdu hadda qabsadey ,Ingiriiska oo aad la socoteen wacdarihii ay dhigeen Xisbiga shaqaaluhu.
Haddaba ninkanWilderee Cunsuriga ah ayaa ilmadu shaadhka ka qoysay isagoo yidhi:kursiga ayaan ka dhici gaadhay,
aad ayuu u beryahan danbe usii fashilmayey,ilaa uu maanta dabada dhulka ku dhuftey.
Markaa arrintu waa kani galbay ku kala mooyee,

Waa Qalinkii:Cawil Axmed Maxamed(Cawil dahable)
Netherland.
Afeef: Caynaba News Marnaba Kama Masuul Aha Aragtida Shacabka, Qoraaga Ayaa Xumaanteeda Iyo Wanaageedaba Leh.
 
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Security Code :  
 
 
 
English News
English News
President Hassan in London ahead of the G8 Summit.
15/06/2013
Somaliland’s Presidency Minister Hirsi Ali Creates a Blog to Communicate with the people
15/06/2013
Prime Minister moves to take charge of Somalia’s airspace
13/06/2013
President Hassan hails accession to the Cotonou Agreement as an opportunity for the recovery of Somalia
10/06/2013
Somaliland Army Chief Shaqale leaves for Ethiopia
07/06/2013
There is something special about being Somalilanders; we ought to fight for what we believe in!
07/06/2013
Silatech, ARC, Dahabshiil Join to Support Somali Youth Enterprise
06/06/2013
Somali Federal Government clarifies its position on territorial waters
06/06/2013
Prime Minister welcomes “vote of confidence in the new Somalia” as UN launches new mission in Mogadishu
03/06/2013
Prime Minister calls on South Africa to protect vulnerable Somali community
03/06/2013
Republic of Somaliland seeks stronger ties with Kenya
03/06/2013
Somalia stands shoulder to shoulder with Kenya in the fight against terrorism, Prime Minister says, expressing gratitude for Kenyan role in Somalia
26/05/2013
BREAKING NEWS We will Defend Somaliland Ethiopian PM Hailemariam Desalegn
20/05/2013
Faisal A. Warabe Takes Suspicious Meeting With Mogadishu Administration
12/05/2013
Military deployed in Mandera
11/05/2013
Qatar intelligence chief dies of wounds in Somalia
10/05/2013