Thursday September 13, 2012 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Aqoonyahan Jaamaca Cilmi Jiir oo ka mid aqoonyahanada u dhashay Gobolka Saraar kana hadla

Aqoonyahan Jaamaca Cilmi Jiir oo ka mid aqoonyahanada u dhashay Gobolka Saraar kana hadla arrimaha horumarinta Gobolka ayaa ugu baaqay qurbajoogta Gobolka Saraar inay ka qaybqaataan horumarinta iyo dib udhiska Gobolkooda ee dhinacayada kala duwan ee adeegyada bulshada

Aqoonyahan Jiir oo dhawaan booqosho ku tagey Gobolka Saraar gaar ahaan xarunta Gobolka Saraar ee degmada caynabo iyo Tuulooyin ku dhaw.Halkaas oo uu soo maray xarumaha adeegyada bulshada sida Cusbitaalka guud ee caynabo, dugsiga hoose dhexe ee Horyaal caynabo primary school, dugsiga sare ee Guutaale secondry school iyo wakaalda biyah ee caynabo.wuxuuna qurbajoogta Gobolka Saraar ugu baaqay inay ka qaybqaataan horumarinta Gobolkooda waxaana hadaladiisii ka mid ahaa “waxaan qurbajoogta Gobolka Saraar ugu baaqayaa inay ka qaybqaataan horumarinta GobolkoodaA sida dhinacyada kala duwan ee adeegyada bulshada sida waxbarashada, caafimaadka, biyaha iyo adeegyada kale ee aas aasiga u ah bulshada oo ay ku daydaan qurbajoogta dhigooda ah ee horumariyey Goboladoodii” wuxuu kale ka hadalay isku diirsanaanta iyo wax wada qabsigu inuu yahay wadada keliya ee lagu gaari karo horumar isagoo taa ka hadlaayana wxuu yidhi “waxaan leeyahay la kala dheeree orodse maaha waxaan ugu jeedaa taa Gobolkani wuxuu u baahan yahay in gacmaha lays qabsado loona istaago horumarintiisa inagoo isku duuban iskana dhaafna qabyaalada, qulo quloda, munaafaqada iyo wixii kalee dib udhac ah ”

Ugu danbayntii wuxuu ugu baaqay in qurbajoogtu ka fayoobaadaan qabyaalada waayo idinku waxaad aragteen wadamo iyo dadyow horumaray kana tagay qabyaalad una istaagay horumarinta dadkooda iyo dalkooda.

Afeef: Caynaba News Marnaba Kama Masuul Aha Aragtida Shacabka, Qoraaga Ayaa Xumaanteeda Iyo Wanaageedaba Leh.
 
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Security Code :  
 
 
 
English News
English News
BREAKING NEWS We will Defend Somaliland Ethiopian PM Hailemariam Desalegn
20/05/2013
Faisal A. Warabe Takes Suspicious Meeting With Mogadishu Administration
12/05/2013
Military deployed in Mandera
11/05/2013
Qatar intelligence chief dies of wounds in Somalia
10/05/2013
Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
29/04/2013
An Inspiring, Impressive and Influential Foreign Policy
16/04/2013
This attack is nothing but a sign of desperation by the terrorists.” President Hassan said
14/04/2013
Ceremonial funeral planned after Margaret Thatcher dies, aged 87
08/04/2013
McDonald's job advert demands new employees have a degree and two years’ experience, qualifications previously required only in corporate and managerial roles
04/04/2013
Happy Sindane murder: Man who claimed he was kept as white child slave in black township in South Africa is found 'stoned to death'
02/04/2013
The current Somaliland government deserves our cooperation rather than counteraction
30/03/2013
President Hassan reiterates again, his commitment to the cause of Human Rights
28/03/2013
New migrants will not get free housing, warns David Cameron as Prime Minister stakes out ground for next election
24/03/2013
President Ahmed Siilanyo: A Nation Builder driven by Fairness, Compassion and Devotion to Duty.By |Eng. Hussein Adan Igeh |Hussein Deyr |UK|
23/03/2013
Impact 800 000 Finnish interest
22/03/2013
Somaliland Ambassador In Sweden Met Swedish Minister Responsible for Consumer and Democracy
21/03/2013