Aabo xaashi maxamed iyo hooyo Basra Xuseen Jaamac ,Cabdi Xaashi Maxamed iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa,
Aabo xaashi maxamed iyo hooyo Basra Xuseen Jaamac ,Cabdi
Xaashi Maxamed iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa, sahra xaashi maxamed iyo odaygeda
iyo caruurteeda, shamsa xaashi iyo carruurteeda iyo odaygeeda, dhamaan reer
xaashi maxamed, Daahir obsiiye dhumnkaal. cali xasan c/lahi iyo xaaskiisa iyo
caruurtiisa, mukhtaar cabi rigan iyo xaaskiisa,iyo dhamaan shaqaalah haayad
Medair waxay hambalyo iyo bogaadin udirayaan, arooska
boqor Siciid Xaashi Maxamed iyo Boqorada Nimco
Maxamuud Garaad Maxamed oo arooskoodu 6 bash 9/2012 kadhacay hoteelka Plaza ee
magaalad Burao waxaanay dhamaan leenahay isku waara kuna wada noolaada bashbash
iyo barqaaqo iyo badhaadhe. waxaanu dhamaantayo wada leenahay Barakalahu lakuma
wa baaraka calaykumaa wa jamaca baynakumaafilkhayr. Aamiiiiiiiiiiiiinnnnnnnnnnnnn
smart81923@hotmail.com.