ALLA mahad leh ILLAHII Inaga dhigay dad islaama noo fudaydiyey in aanu dhiibanu odhahdayda .
ALLA mahad leh ILLAHII
Inaga dhigay dad islaama noo fudaydiyey in aanu dhiibanu odhahdayda . ugu horayn waxan salamayaaa umaada muslinka
meel walba oo ay joogta marka labaadna shabakadaha afka soomaliga wax ku
qora oo noo sahla in ay naga haqab tiraaan warar sugan intaa ka dib waxan
halkan ku soo bandhigayaa qodobo kooban oo hadii aad ku dhaqanto la
jeclaysanaayo talooyinkaaga iyo fikradaahaga hadaba qodobadan oo ubadan
qodobo dhaxal gala inkastoo ay koobanyihiin hadana aan ku cabiray raygayga .
1-Isticmaal erayadaan waxay ilatahay' waxan filaa'
waxan rajaynaa ama aan ku raja weynahay iyo ereyada la midka ah. 2-Xooga saar inad durba noqotid ruux wax ka eega
dhinacya badan ee wax isku miisaama' qormadiisa ku saleeya aragtida guud ee uu
ka qabo in arinta lagu xalin karo. 3-ha fududaan ee ka fiirso waxa aad qorayso iyo
waxa aad ku qowlayso' intaadan qorin ka hor. 4- intadan ruuxa talada ku soo weydiistay aadan la
talin dib umilicso haday jiraan dad badan oo aad intad arintan kala talisay aad
ku guuleysatay. 5-ha sii murjin arinta ee waxad wax ka eegtaa
halka ugu fudud ee wax laga mari karo adigoo qibradaada waaya aragnimo kaa
shanaaya. 6- soo koob ujeedadaada adigoo aan qormada badin
si aan looga daalin xikmadaada. 7-haka faaloon afkaarta dadka kale ee ayaguna
fikirkooda dhiibtay iyo siday wax ula muuqdaan. 8- Haku doodin inad adigu saxantahay' ileen wax
adiga kula quman ayaa qayarkaa la xumaan karane. 9-ka ilaali qormadaada erayada quusta ah sida
guuldarada' fashilka' balaaya sheega iyo inadba aamintid inad adigu wax aan
dadka umuuqan ay kuu muuqdan. 10-adeegso ereyada niyad wanaaga leh sida way
hagaagidontaa' guulbey ku dhamaan iyo khyar baan ka filaa inay qormadaydu
noqoto mid aad ku xasisho haduu alle yiraa. 11- in badan xooga ha saarin wax soo socda ee wax
ku cabir waxa taagan si xal loogu helo xaajada waayo wax soo socda ilaahbaa
garanl khyar iyo wanaagba wixii ku jira.
ALLA MAHAD LEH QALINKII AHMEDSAYID MOHAMOUD ABDLILAHI (JALAAFE) ADDIS ABABA ETHIOPIA AHMEDJALAAFE@HOTMAIL.COM