Waxaan arkay warka sheegaya in uu ururka umadda laa kulmay fashilaad aad uu weyn ugana timi xaga magalaada Gabiley
Waxaan arkay warka sheegaya in uu ururka umadda laa kulmay fashilaad aad uu weyn ugana timi xaga magalaada Gabiley !,ruunti naa waa shay anigu shakhsi ahaan ooga inuu ku soo fashilmi doono ururku sababu badan awgeed.
Ururka Umaada haadu maanta ku dhawago qaadacaada xita doorashada waxaa muuqanaysaa ducufka iyo fashilada Ururku kaaga iman doona gabiley oo kaliya maaha ee waa magaalooyin kale oo fara badan oo shuuruudihii awgeed kaaga hadhi doona tartanka doorashada deegaanka, sidii Udub !!.
Waxaa noo hadhay waa maanta iyo jimcaha sacaada 6 galabnimo ayay liisaskii xidhmayaan ,waxaana hambalyo uu soo jiidenaya Gudiga Komishinka Doorashooyiinka iyo habka ay wax uu wadaan waxaan leeyahay hambalyo ,cidnana looma joojinya doorashadan awgeed .
Ururka Umadda waxaan ku leeyahay ka xishooda gudiga iyo aflagada , waxaana ni udhan laaha ku egnaada hawshina ee 48 saacadood baa ka hadhay , looma baahna calaacal , waa marxaladii loogu kala tagay ayay laa maraya sida iyo wakhti dhow inshaalaah.
BY Mukhtar Cimi
khadar2244@hotmail.com
Caynabanews.com Marnaba Kama Masuul ah qoraaga ayaa Xumaanteeda iyo wanaageedaba Iska Leh