Thursday September 13, 2012 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Qaahira (CNN) Telefishinka Masar ayaa soo saaray sawirro muujinaya baabuur booliis oo gubanaya iyo dad ka cararaya sunta dadka ilmada ka keenta si la sheegayo Rabshado dheeraad ah ayaa ka qarxay banaanka hore ee

safaaradda Mareykanka ee magaalada Qaahira, kuwaasi oo u dhexeeya ciidanka booliiska iyo dad badan oo ka mudaharaadaya filim la sheegay in lagu aflagaadeynayo Waxaa ka jira Magaalada caasimadda u ah dalka Tunisia ayaa iyana dad mudaharaadaya waxa ay xoog ku galeen safaaradda Mareykanka, kaddib dhawr saacadood oo banaanbax nabadeed uu ka dhacayay albaabka hore ee safaaradda sidoo kalena Waxaa kale oo iyana la isku dayay in xoog lagu galo safaaradda Mareykanka ee dalkaasi Yemen guntii iyo gabagabadii Waxaana Ciidamada ku



bahoobay magaca NATO ay digniin siisay ciidankeeda ka jooga Afghanistan oo laga cabsi qabo in rabshado ay ka dhacaan wadanka ay ku sugan yihiin maaha markii koobaad iyo markii labaad ee ay sidan uga cadhoodaan duniada islaamka waxa ay gaaladu ku aflagaadeyso diinteena suuban iyo dadka islaamka ah waxana laga wada og yahay in ay cadaawad ka dhan ah ay tahay gaalada iyo waxii la halmaala balse waxa mar walba soo baxda raali galin aan afka baarkiisa dhaafsiisnayn tahayna mid la isla og yahay oo laga wada siman yahay ka filimka sameynaya iyo ka dawlada ahba .



Mustafe Amiir

Xafiiska Wararka Dibada Ee Caynaba News



 
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Security Code :  
 
 
 
English News
English News
BREAKING NEWS We will Defend Somaliland Ethiopian PM Hailemariam Desalegn
20/05/2013
Faisal A. Warabe Takes Suspicious Meeting With Mogadishu Administration
12/05/2013
Military deployed in Mandera
11/05/2013
Qatar intelligence chief dies of wounds in Somalia
10/05/2013
Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
29/04/2013
An Inspiring, Impressive and Influential Foreign Policy
16/04/2013
This attack is nothing but a sign of desperation by the terrorists.” President Hassan said
14/04/2013
Ceremonial funeral planned after Margaret Thatcher dies, aged 87
08/04/2013
McDonald's job advert demands new employees have a degree and two years’ experience, qualifications previously required only in corporate and managerial roles
04/04/2013
Happy Sindane murder: Man who claimed he was kept as white child slave in black township in South Africa is found 'stoned to death'
02/04/2013
The current Somaliland government deserves our cooperation rather than counteraction
30/03/2013
President Hassan reiterates again, his commitment to the cause of Human Rights
28/03/2013
New migrants will not get free housing, warns David Cameron as Prime Minister stakes out ground for next election
24/03/2013
President Ahmed Siilanyo: A Nation Builder driven by Fairness, Compassion and Devotion to Duty.By |Eng. Hussein Adan Igeh |Hussein Deyr |UK|
23/03/2013
Impact 800 000 Finnish interest
22/03/2013
Somaliland Ambassador In Sweden Met Swedish Minister Responsible for Consumer and Democracy
21/03/2013