Thursday September 13, 2012 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
UGANDA(CNN) Madaxweynaha Uganda Yoweri Kaguta Museveni oo ciidamada ugu badan Soomaaliya ka joogaan dalkiisa ayaa taageeray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Max’ud

Yoweri Kaguta Museveni ayaa fariin hambalyo ah madaxweynaha cusub usoo mariyey safaaradda Soomaaliya ku leedahay magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda.

Fariintan ayaa waxaa shalay safaaradda Soomaaliya ee Kampala gaarsiiyey wasiirka arrimaha debadda Uganad isagoo wakiil ka ahaa madaxweynaha dalkaa Yoweri Museveni.

“Aniga oo wakiil ka ah shacabka iyo dowladda Ugada waxaan si diiran kuugu hambalyeynayaa doorashada laguu doortay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya” ayaa lagu yiri warqadda Yoweri Museveni usoo diray safaaradda Soomaaliya ee Uganda.

Yoweri Museveni ayaa xusay in doorashada madaxweyne Xasan Sheekh Max’ud iyo gudoomiyaha baarlamanka Max’ed Sheekh Cusmaan Jawaari ay tusaale muhiim ah u yihiin sii xajinta guulihii horay loo gaaray iyo nabad iyo deganaasho ka dhaca Soomaaliya.

Wuxuu Yoweri Museveni amaanay baarlamaanka Soomaaliya oo uu sheegay inuu qabtay doorasho xor ah oo cadaalad ah.

Ugu dambeyntii, Yoweri Museveni ayaa amaan u jeediyey odayaasha dhaqanka ee soo xulay baarlamaanka Soomaaliya, guddigii farsamada soo xulista baarlamaanka iyo gudoomiyihii KMG ahaa ee baarlamanka Jen. Muuse Xasan Abdulle oo wax weday doorashdii madaxweynaha iyo gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya.

Dalka Uganda ayaa ah dalka ciidamada ugu badan ee ka socda Midowga Afrika ee AMISOM ka yimaadeen, waxaana Yoweri Museveni loo arkaa madaxda Afrika ee saameynta ku leh xilligaan arrimaha dalka Soomaaliya.

Mursal Caydiid

Caynabanews Office Kismayo

 
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Security Code :  
 
 
 
English News
English News
BREAKING NEWS We will Defend Somaliland Ethiopian PM Hailemariam Desalegn
20/05/2013
Faisal A. Warabe Takes Suspicious Meeting With Mogadishu Administration
12/05/2013
Military deployed in Mandera
11/05/2013
Qatar intelligence chief dies of wounds in Somalia
10/05/2013
Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
29/04/2013
An Inspiring, Impressive and Influential Foreign Policy
16/04/2013
This attack is nothing but a sign of desperation by the terrorists.” President Hassan said
14/04/2013
Ceremonial funeral planned after Margaret Thatcher dies, aged 87
08/04/2013
McDonald's job advert demands new employees have a degree and two years’ experience, qualifications previously required only in corporate and managerial roles
04/04/2013
Happy Sindane murder: Man who claimed he was kept as white child slave in black township in South Africa is found 'stoned to death'
02/04/2013
The current Somaliland government deserves our cooperation rather than counteraction
30/03/2013
President Hassan reiterates again, his commitment to the cause of Human Rights
28/03/2013
New migrants will not get free housing, warns David Cameron as Prime Minister stakes out ground for next election
24/03/2013
President Ahmed Siilanyo: A Nation Builder driven by Fairness, Compassion and Devotion to Duty.By |Eng. Hussein Adan Igeh |Hussein Deyr |UK|
23/03/2013
Impact 800 000 Finnish interest
22/03/2013
Somaliland Ambassador In Sweden Met Swedish Minister Responsible for Consumer and Democracy
21/03/2013