Thursday September 13, 2012 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
GAARISA(CNN) Waxa kor u sii kacaya qasaaraha uu gaysatay dab kii maalintii shalay ka kacay bartamaha magaalada geerisa, waxana ay wararka ka imanaya magaaladaasi sheegayaan in uu dhaawac u gaystay sedex

qof balse uu yahay mid aad u fudud, wararku waxa ay intaasi ku darayaan in dabkan ay ku shuf beeleen in ka badan 60 guri oo ay ku jiraan goobo ganacsi oo ay taalay hanta aad u badan.

Saraakiil ka tirsan hayada World Vision oo degaankaasi ka hawl gasha muuqaalana ka soo qaaday degaankaasi ayaa waxa ay sheegeen in xaaladu ay tahay mid aad u daran dadkaasina ay u baahan yihiin gurmad, waxa kale oo ay sheegeen in qasaaraha dabku uu yahay mid aad u baahsan oo gaadhay badi magaaladaasi.

Tani badalkeeda ayaa gudida abaarha ee Gobolada Awdal/Salal ay gurmad dhan raashinkii ay ku noolaan lahaayeen 60 qoys u direen degaankaasi, sidana waxa xaqiijiyay madaxa gudidaasi Sh. Maxamed Daahir Dhawal.

Cabdale cali yuusuf

Caynabanews Office Borama

 
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Security Code :  
 
 
 
English News
English News
BREAKING NEWS We will Defend Somaliland Ethiopian PM Hailemariam Desalegn
20/05/2013
Faisal A. Warabe Takes Suspicious Meeting With Mogadishu Administration
12/05/2013
Military deployed in Mandera
11/05/2013
Qatar intelligence chief dies of wounds in Somalia
10/05/2013
Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
29/04/2013
An Inspiring, Impressive and Influential Foreign Policy
16/04/2013
This attack is nothing but a sign of desperation by the terrorists.” President Hassan said
14/04/2013
Ceremonial funeral planned after Margaret Thatcher dies, aged 87
08/04/2013
McDonald's job advert demands new employees have a degree and two years’ experience, qualifications previously required only in corporate and managerial roles
04/04/2013
Happy Sindane murder: Man who claimed he was kept as white child slave in black township in South Africa is found 'stoned to death'
02/04/2013
The current Somaliland government deserves our cooperation rather than counteraction
30/03/2013
President Hassan reiterates again, his commitment to the cause of Human Rights
28/03/2013
New migrants will not get free housing, warns David Cameron as Prime Minister stakes out ground for next election
24/03/2013
President Ahmed Siilanyo: A Nation Builder driven by Fairness, Compassion and Devotion to Duty.By |Eng. Hussein Adan Igeh |Hussein Deyr |UK|
23/03/2013
Impact 800 000 Finnish interest
22/03/2013
Somaliland Ambassador In Sweden Met Swedish Minister Responsible for Consumer and Democracy
21/03/2013