Thursday September 13, 2012 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
waxa shalay magaalada ceerigaabo lagu soo bandhigay xaflad dhoola tus urur taas oo aan dalka hore uga dhicin intii ururada ama asxaabtu waden

shacabka magaalada ceerigaabo qaybahooda
kala duwan murashxiinta ururka waddani uga tartamaya golaha deeganka ceerigaabo oo tiradoodu tahay 21 murashax
hor kacayana maayarka magaalada ceerigaabo oo ah nin kasbashadiisa dhamaan ururada iyo asxaabta dalkuba
tartan iyo halgan adag ugaleen qaatan xisbi xaakimka
cadeeyayna in awoodiisa ku muujin doono waddani

waxaan halkan shacabka reer ceerigaabo ee gartay in ay soo xulaan murashxiintodii ugu cuslaaa uguna wax qabadka badnaa asaliyanna deegaanka kasoo jeeday uga hambalyaayna sida geesinimada leh ay awoodooda ugu muujiyeen ururka waddani

waxaan alle uga baryayaa dhamaan murashxiintaas in uuu guuleeyo kuwii dalkooda iyo daadkooda wax qaban lahaana alle ka dhigo


by ibnu cilmi bushaale
Afeef: Caynaba News Marnaba Kama Masuul Aha Aragtida Shacabka, Qoraaga Ayaa Xumaanteeda Iyo Wanaageedaba Leh.
 
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Security Code :  
 
 
 
English News
English News
BREAKING NEWS We will Defend Somaliland Ethiopian PM Hailemariam Desalegn
20/05/2013
Faisal A. Warabe Takes Suspicious Meeting With Mogadishu Administration
12/05/2013
Military deployed in Mandera
11/05/2013
Qatar intelligence chief dies of wounds in Somalia
10/05/2013
Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
29/04/2013
An Inspiring, Impressive and Influential Foreign Policy
16/04/2013
This attack is nothing but a sign of desperation by the terrorists.” President Hassan said
14/04/2013
Ceremonial funeral planned after Margaret Thatcher dies, aged 87
08/04/2013
McDonald's job advert demands new employees have a degree and two years’ experience, qualifications previously required only in corporate and managerial roles
04/04/2013
Happy Sindane murder: Man who claimed he was kept as white child slave in black township in South Africa is found 'stoned to death'
02/04/2013
The current Somaliland government deserves our cooperation rather than counteraction
30/03/2013
President Hassan reiterates again, his commitment to the cause of Human Rights
28/03/2013
New migrants will not get free housing, warns David Cameron as Prime Minister stakes out ground for next election
24/03/2013
President Ahmed Siilanyo: A Nation Builder driven by Fairness, Compassion and Devotion to Duty.By |Eng. Hussein Adan Igeh |Hussein Deyr |UK|
23/03/2013
Impact 800 000 Finnish interest
22/03/2013
Somaliland Ambassador In Sweden Met Swedish Minister Responsible for Consumer and Democracy
21/03/2013