RADIO CAYNABA DHAGAYSO GUDOOMIYE KU XIGEENKA XISBIGA KULMIYE MAXAMED KAAHIN AXMED OO SHEEGAY IN DHIBAATADA KU DHACDAY XISBIGA UDUB AANU MASUUL KA AHAYN XISBIGA KULMIYE
Hargeysa(CNN)-Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga talada haya ee Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta mar uu ka hadlayay xaflad lagu soo bandhigayay musharax cusub oo kulmiye uga tartamaya doorashada golaha deegaanka Hargeysa sheegay inaan Xisbiga Kulmiye lug ku lahayn dhibaatada ku dhacday Xisbiga Udub ee imika ka hadhay tartanka doorashada Golaha deegaanka.mawliid Cali Aadan