jigjiga(CNN)waxaa xalay kulan laba Geesood Ah ay la qaateen odayaasha degmada xarshin ciidamada Fedaraalka ethiopia ee fadhigoodu yahay jigjiga
kornaylka ugu sareeya waxaana laga wada hadlay ColaadaIyo Nabad Galyo Darada ka soo noq noqonaysa deegaanka beesha isaaq
dagto in ay sabab uu yihiin ciidanka liyuu booliiska Oo dadka deegaanka ku
qasbaya in ay hubkooda gurtaan Oo ay Iska difaacaan si ay Nabadgalyo Faraha Uga
Baxdo taasina ay macnaheedu tahay weererka joogtada ah ee ciidankaasi ku Soo
qaadaayo deegaanka beesha isaaq balse odayaasha ayaa saraakiisha ciidanka u
xaqiijiyey hadii ay ku soo laabtaan deegaankaas in ay halkaas wixii ka dhaca ay
dusha ku qaadan doonaan masuuliyiinta ciidanka liyuu booliiska dhanka kale
odayaasha ayaa saraakiisha u cadeeyey In Xasuuqa Ka Dhacay Deegaanka Uu Masuul
Ka Yahay C/laahi Itoobiya Aanay U Haystaan Wixii Khasaare Ay Gaysteen
ciidankaasi Waxaanay Odayaasha Deegaanka U Cadeeyeen In Marnaba Aanay Suuro Gal
Ahayn In Ay Halkaa Kaga Hadhaan c/laahi Itoobiy Dhanka Kale Saraakiisha Ciidanka
Fadaraalka ayaa Odayaasha u Sheegay In La Baadhayo Sida wax U Dhaceeen
Isku Soo Duuboo Deegaanka Ay Degto Beesha Isaaqa
Ee Deegaanka Kilinka Shanaad Ayaa Maal Mihii Lasoo Dhaafay Laga Dareemayaa San
Saan Colaadeed
Mohamed Cilmi Ahmed
Jigjiga Caynaba News