Thursday September 13, 2012 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
London(CNN)Arsenal ayaa heshiis cusub oo qandaraaska loogu kordhinayo tababarahooda ugu waqtiga dheer Arsene Wenger u soo bandhigi doonta.


Qandaraaska haatan ee Wenger ayaa dhacaya 2014, waxaana jiray shaki laga qabay hadii 62 jirkaan uu ka fariisan doono ciyaaraha, gaar ahaan ka dib markii kooxda ay muddo 7 sanno ah koob qaadi weyn weysay.

Lakiin madaxa kooxda Ivan Gazidis ayaa siiyay Wenger taageero weyn, isagoo sheegay in Arsenal ay dhabaha ugu jirto inay ku guuleysato koob iyo sidoo kale inay ku dhameysato afarta kooxood ee horyaalka ugu sareysa.Gazidis ayaa yiri: “Ma ahan abaalmarin, waa aaminaad aan aminsanahay tababarahan cajiibka ah kaasoo jecel kooxda, waana ninka ugu fiican ee hore inoo dhaqaajin kara.

“Waxaan xaqiiqdii kalsooni ku qabnaa wadada ay kooxda u jiheysaneyso. Si xoogan ayaan ku soconaa waxaana aaminsanahay inaan si fiican u dhisanahay. Waxaan rajeyneynaa in Arsene uu qeyb ka noqon doono qorshaha aan hore ugu sii socono.”

Arsenal Wenger ayaa haatan sannadkii ka qaata Gunners mushahar gaaraya 7 milyan ginni

.

London Caynaba News

 
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Security Code :  
 
 
 
English News
English News
BREAKING NEWS We will Defend Somaliland Ethiopian PM Hailemariam Desalegn
20/05/2013
Faisal A. Warabe Takes Suspicious Meeting With Mogadishu Administration
12/05/2013
Military deployed in Mandera
11/05/2013
Qatar intelligence chief dies of wounds in Somalia
10/05/2013
Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
29/04/2013
An Inspiring, Impressive and Influential Foreign Policy
16/04/2013
This attack is nothing but a sign of desperation by the terrorists.” President Hassan said
14/04/2013
Ceremonial funeral planned after Margaret Thatcher dies, aged 87
08/04/2013
McDonald's job advert demands new employees have a degree and two years’ experience, qualifications previously required only in corporate and managerial roles
04/04/2013
Happy Sindane murder: Man who claimed he was kept as white child slave in black township in South Africa is found 'stoned to death'
02/04/2013
The current Somaliland government deserves our cooperation rather than counteraction
30/03/2013
President Hassan reiterates again, his commitment to the cause of Human Rights
28/03/2013
New migrants will not get free housing, warns David Cameron as Prime Minister stakes out ground for next election
24/03/2013
President Ahmed Siilanyo: A Nation Builder driven by Fairness, Compassion and Devotion to Duty.By |Eng. Hussein Adan Igeh |Hussein Deyr |UK|
23/03/2013
Impact 800 000 Finnish interest
22/03/2013
Somaliland Ambassador In Sweden Met Swedish Minister Responsible for Consumer and Democracy
21/03/2013