Friday September 14, 2012 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
London(CNN)Wakiilka goolhayaha Liverpool Pepe Reina ayaa beeniyey warar la isla dhex marayay oo ku saabsanaa mustaqbalka ciyaaryahankan ee Anfield

Sida ay xaqiiqdu tahay iyadoo bilow wanaagsan aysan Liverpool u ahayn xilli ciyaareedkan shaqsi shaqsi iyo koox ahaanba, ayaa waxaa soo baxayay wararka ku saabsan goolhayahan 30-jirka ah.

Iyadoo aysan jirin cid booskiisa ka buuxinaysa maadaama Reina uu yahay goolhayaha koowaad ayaa hadana wakiilkiisa Manuel Garcia Quilon waxa uu ku adkeysanayaa in aysan jirin meel uu u socdo.

“Ma jiro wax dhibaato ah, Pepe waxa uu u saftay 300 oo kulan isagoo xiran maaliya Liverpool,”ayuu u sheegay Calciomercato.com.Waa cadahay in uusan waqti adag wajahayo. Kooxda oo dhan ayaa qaldantay dhowrkii kulan ee ugu horeeyey, isagana mas’uuliyadiisa ayuu leeyahay sida qof kasta oo kooxda ka mid ahba uu u leeyahay.

“Waxa uu weli haystaa heshiis afar sano ah wararka sheegaya in laga yaabo inuu ka tago Liverpool waa warar been ah.”

London Caynaba news

 
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Security Code :  
 
 
 
English News
English News
BREAKING NEWS We will Defend Somaliland Ethiopian PM Hailemariam Desalegn
20/05/2013
Faisal A. Warabe Takes Suspicious Meeting With Mogadishu Administration
12/05/2013
Military deployed in Mandera
11/05/2013
Qatar intelligence chief dies of wounds in Somalia
10/05/2013
Somali Government concerned by the worsening situation of Somali refugees in Yemen
29/04/2013
An Inspiring, Impressive and Influential Foreign Policy
16/04/2013
This attack is nothing but a sign of desperation by the terrorists.” President Hassan said
14/04/2013
Ceremonial funeral planned after Margaret Thatcher dies, aged 87
08/04/2013
McDonald's job advert demands new employees have a degree and two years’ experience, qualifications previously required only in corporate and managerial roles
04/04/2013
Happy Sindane murder: Man who claimed he was kept as white child slave in black township in South Africa is found 'stoned to death'
02/04/2013
The current Somaliland government deserves our cooperation rather than counteraction
30/03/2013
President Hassan reiterates again, his commitment to the cause of Human Rights
28/03/2013
New migrants will not get free housing, warns David Cameron as Prime Minister stakes out ground for next election
24/03/2013
President Ahmed Siilanyo: A Nation Builder driven by Fairness, Compassion and Devotion to Duty.By |Eng. Hussein Adan Igeh |Hussein Deyr |UK|
23/03/2013
Impact 800 000 Finnish interest
22/03/2013
Somaliland Ambassador In Sweden Met Swedish Minister Responsible for Consumer and Democracy
21/03/2013