Saturday January 12, 2013 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Hargeysa (CNN)- Xukuumada Maraykanka ayaa caddeysay inaanay waxba ka jirin warqad la sheegay inay u soo direen Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, taas oo ay kaga dalbadeen inuu sharaxaad dheeraad ah ka siiyo cabudhinta adag ee mudaharaadayaasha xilligii doorashooyinka.

Wakaaladda wararka ee caalamiga ah ee lagu magacaabo “Indian Ocean Newsletter” ayaa warbixin ay dhawaan baahisay waxay ku sheegtay in Safaaradda Maraykanku ku leeyahay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ay qoraal u soo dirtay Madaxweynaha Somaliland iyagoo kaga dalbanayay inuu faahfaahin ka bixiyo mudaharaadyadii dhawaan dhacay oo ay sheegeen inay xukuumadiisu cabudhisay islamarkaana awood ciidan kaga hortagtay. Sidoo kale wakaaladu waxay sheegtay inay Midowga Yurubna Maraykanka ku weheliyeen xog-doonkaas.

Hase yeeshe, Wargeyska Geeska Afrika, oo markii uu warkaas arkay xidhiidho kala duwan la sameeyay safaaradaha Maraykanka iyo Addis Ababa, ayaa soo xaqiijiyay inaanu warkaasi jirin. Weriye Maxamuud Walaaleeye oo ka tirsan bahda Geeska Afrika ayaa la xidhiidhay Sarkaalka safaaradda Maraykanka ee Nayrobi u qaabilsan arrimaha Somalida Mr. Omar Hanshi, kaas oo sheegay inaanay warkaas waxba ka jirin. “Waad ku mahadsan tahay dedaalka aad ku doonaysid helitaanka xaqiiqada warka.

Waxaan jecelahay inaan kuu sheego inaanu jirin qoraal rasmi ah ama war saxaafadeed ku saabsan arrinkaas.” Ayuu yidhi sarkaalkan oo uu Geeska Afrika kula xidhiidhay E-mailka, waxaanu intaas raaciyay , “Markaa warkaasi waa mid been ah, isla markaana aan jirin.” Sidaas ayuu hadalkiisa qoraalka ku soo ururiyay sarkaalkani.

Qaasim

Hargeysa-Somalialnd

Caynabanes-Office

Qaasin05@hotmail.com

Xigasho-Geeska

 
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Security Code :  
 
 
 
English News
English News
Counterterrorism laws intensify Somali food crisis, experts say
19/07/2014
Africa International Business Forum Business Summit on 18 July 2014 being held in London
18/07/2014
The Federal Government of Somalia on Media Reports Related to the UN SEMG Report to the UN Security Council
16/07/2014
Somalia’s Ambassador to the United States, Mr Omar Abdirashid Ali Sharmake, confirmed by US President Barack Obama
15/07/2014
Weekly Press Conference on the Progress of the Government
12/07/2014
Statement by the European Union Special Envoy, Michele Cervone d'Urso on attack targeted at the Presidential Palace in Mogadishu, Somalia
10/07/2014
Minister of Information Praises Latest Consultation Conference on Media Law in Mogadishu
08/07/2014
Somali President: “I welcome the Italian Government’s Commitment to Continue to Assist Somalia.”
29/06/2014
Weekly Press Conference on Government Progress‏
28/06/2014
First Somali Cultural Festival In Decades Held in Mogadishu Today
23/06/2014
The Ministry of Information of the Federal Government of Somalia: Weekly Progress Report
21/06/2014
Humanitarian Reporter killed in car explosion in Mogadishu
21/06/2014
Somali President: “Dr Osman Mohammud Dufle’s Nomination for a Nobel Prize in Recognition of his Humanitarian Work is an Inspiration to All Somalis
20/06/2014
Somaliland: “Our Territorial Integrity is Sacred”said president of somaliland cnnews-The prevalent Security in the horn of Africa is imperative to the entire world and any activities that
18/06/2014
Somali Government welcomes UK’s leadership on Global Summit to End Sexual Violence in Conflict and given particular attention to Somalia
10/06/2014
SAPIC REQUESTS SFG TO INTENSIFY EFFORTS TO RELEASE REMAINING HOSTAGES HELD BY PIRACY GROUP‏
09/06/2014