Sunday November 06, 2011 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Wararku hadda Naga soo Gaadhay Magaaladda Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa Lagu soo

Wararku hadda Naga soo Gaadhay Magaaladda Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa Lagu soo waramayaa inay Weerar Lagu qaaday Guri ay Ku sugan yihiin wasiirka Wasaaradda Warfaafinta somaliland Axmed Cabdi Xaabsade iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta (I Jail) somaliland maxamed xuseen faarax " Xiirane " ay Ku dhinteen inta ilaa iyo Hadda La xaqiijiyay Laba Askari oo Ka tirsan ciidanka Malatariga .

Weerarkani ayaa Beel ka mid ah beelaha Dega Gobolka Sanaag ay Ku qaaday Masuuliyiintani oo Ku sugan Magaaladda Ceerigaabo kuwaasi oo dhexdhexaadin iyo Nabad kusoo Dabaalis u Tagay Magaaladda ceerigaabo .

Inkastoo uu Weerarkani Bilaabmay goordhawayd Hadda Lama ogaan Karo Khasaaraha Dhabta ah ee Ka dhashay Dagaalkani Balse Saraakiil sare oo Ka Cudur daartay in Magacooda la sheego ayaa Arrintani U xaqiijiyay Caynaabanews.com

Xaaladda Magaaladda ayaa siddoo Kale Kacsan waxaanna ilaa hadda socda Iska Hor imaadyo Dhexmaraya Kooxadda weerarka soo Qaaday iyo Ciidanka qaranka , warar hoose oo aan la xaqiijin ayaa sheegay in Dhimashaddu intaasi Ka Badan tahay iyaddoo siddoo kalenna lagu waramayo inay jiraan dhaawacyo, siddoo kalenna wararku waxay intaasi ku darayaan inay jiraan dad rayid ah oo ku geeriyooday Rasaasta ay is waydaarsanayaan Labadda kooxood

Wararkaasi oo sugan Kala soco caynabanews com

Saleban sahal Jamac

salosahal@hotmail.com

 
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Security Code :  
 
 
 
English News
English News
The Vice President Abdirahman Abddullahi Ismail “Saylici” met with a high-level delegation from the UK
21/10/2014
Madaxweyne ku xigeenka oo la kulmay wasiirka Horumarinta caalamiga ah ee Ingiriiska Ms. Lynna‏
20/10/2014
President Silanyo speech in Somali-land business conference held in London is like planting a seed top of rock in view of absences justices a wide corruption at home
14/10/2014
Diaspora is the backbone to the rebuilding of Somalia” Info Minister
10/10/2014
Ebola Crisis: global reply has ‘failed miserably’” world bank
10/10/2014
Minneapolis could be the first with a sister city in Somalia
10/10/2014
Weekly Press Briefing on the Progress of the Government 27 September 2014‏
27/09/2014
Minister of Information Praises UK’s Role on Somalia ahead of today’s London Security Event 18 September 2014‏
18/09/2014
NUSOJ Deplores the Arrest of Dalsan Radio Director and Calls for his unconditional Release
04/09/2014
Statement On The Situation In SAAX-DHEER And Eastern Somaliland
31/08/2014
Clarification on 15th August Radio Shabelle/Radio SKY FM Incident
21/08/2014
Weekly Press Conference on the Progress of the Government
16/08/2014
President & Prime Minister of Somalia Congratulate Recep Tayyip Erdogan on Winning Turkey’s First Direct Presidential Election
11/08/2014
Turkish PM Tayyip Erdogan wins presidency
11/08/2014
NUSOJ Condemns the overnight arrest of a female journalist in Garowe, Puntland
07/08/2014
The President: Somalia actively taking steps to prevent transmission of ebola to Somalia.
07/08/2014